Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo guddoon doortay
Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod oo ka mid… Sii akhri
Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod oo ka mid… Sii akhri
Roobab xooggan iyo kuwa dhexdhexaad ah ayaa la saadaalinayaa in ay todobaadkan (17–24 Oktoobar 2026) ka da’aan deegaanno ka tirsan… Sii akhri
Boosaaso (Faallo) — Nayroobi waa caasimad ay daadsan yihiin qalfoof badan kaddib markii mashaariic siyaasadeed oo “Daarood” lagu suntay ay… Sii akhri
Puntland ayaa ku baaqday in si wadajir ah loola diriro dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo ay… Sii akhri
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada… Sii akhri
Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay degmada Bardaale ee gobolka Bay, xilli… Sii akhri
Washington (Wararka PP) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta aad u caraysnaa kaddib markuu ogaaday inay fashilantay mu’aamaradda uu la damacsan… Sii akhri
Ilaa saddex qof ayaa ku dhintay, ku dhawaad toban kalana waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad iyo rabshado maanta galinkii dambe… Sii akhri
Ilaa hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ku dhaawacmeen magaalada Qardho, kaddib markii ay israsaaseyn dhexmartay ciidamada ammaanka… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay jadwalka doorashooyinka lagu muransan yahay ee labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo tan madaxweynaha.… Sii akhri
Xaalad bani’aadanimo oo daran ayaa ka jirta deegaanka Godob-yar oo ka tirsan degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal, kadib markii ay… Sii akhri
Wararka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in magaaladaas ay saaka gudaha u galeen ciidamo taageersan madaxweynihii… Sii akhri
Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa sheegay in ay qabteen saddex doonyood oo si sharcidarro ah uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland,… Sii akhri
Khilaaf ayaa ka dhex taagan duqa degmada Gaalkacyo Xuseen Cabdinuur Maxamed iyo guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle, kaas oo… Sii akhri
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa ansixiyay qaraar lagu dhaqangelinayo dastuurka lagu muransan yahay.… Sii akhri