Dhul iib ah
  • July 26, 2021 7:16 pm
  • Garowe
$37,000

Dhulkaan oo cabirkiisu yahay 20×40 waxa uu saaran yahay wadada Amal ee laamiga ah marka toga Naasa hablood laga gudbo, wuxuuna wadadaas u saaran yahay dhinaca 20-ka ah.
Halka uu dhulkani ku yaal waxaa jooga biyo iyo Koronto.

 

Overview

  • Land Type : Residential
  • Land Size : 800 sq. m

Features:

  • Waxa u dhow iskuulka Imaan Nawaawi
  • Waxa jooga Korontadii
  • Waxa jooga Biyihii